Bangiga Amal oo Barnaamij cusub usoo bandhigay Ganacsatada Suuq Bacaad (Daawo Sawirro)

Bangiga Amal ayaa maanta qabtay barnaamij cusub oo loogu magac daray Sidee Bangiga Amal ugu Faa’iideyn karaa Ganacsatada yar yar ?, waxaana barnaamijkan lagu qabtay xarunta Bangiga ku leeyahay Suuqa Bacaad . Ugu horayntii waxaa barnaamijka ka hadlay oo sharaxay mihiimada kulanka ee ay amal u qabatay Ganacsatada iyo qaybaha kale ee bulshada Mamulaha Bangiga … Continue reading Bangiga Amal oo Barnaamij cusub usoo bandhigay Ganacsatada Suuq Bacaad (Daawo Sawirro)